Qarax labaad oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax kale oo si weyn looga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay Degmada Wadajir gaar ahaan meel ku dhaw Iskoolka Jabuuti ee xaafada Buulo Xuubey. Qaraxa ayaan wali la ogeyn waxa uu ahaa iyo sidoo kale cida lala beegaday, waxaana aaga uu qaraxu ka dhacay mar qura ku … Continue reading Qarax labaad oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho